Maxkamad ku taalla Maraykanka oo diiday amar ka soo baxay Madaxweyne Trump

Maxkamad ku taalla dalka Mareykanka ku gacan sayrtay go’aan ka soo baxay madaxwayne Trump oo ahaa in muhaajiriinta Mareykanka soo galaya ay cadeeyaan 30 maalmood gudahood inay haystaan caymis caafimaad ama ay iska bixin karaan daryeelka caafimaadka. Amarkan horey uga so baxay maamulka Trump ayaan dhaqangali doonin Axadda sidii qorshuhu ahaa maadaama maxkamadi ay diiday. … Continue reading Maxkamad ku taalla Maraykanka oo diiday amar ka soo baxay Madaxweyne Trump